Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa Magaalada Mandhera ee gobolka woqooyi bari Kenya ku toogtay Haweeney da’ ahayd oo ka mid ahayd dadka degaanka, ka dib...
Maxkamada Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka ayaa xukun ku fulisay Nin lagu eedeeyey inuu kufsi u geystay qof dumar ah. Fagaare ku yaalla degmada Jilib ee...
Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyey xaruntooda magaalada Garoowe, iyagoo dhinaca kale doortay guddoon kmg ah. Markii la dhaariyay ka dib...
Dowladda Turkiga ayaa xil cusub u magacowday Olgan Bekar oo ahaa danjirihii dhowaan la bedelay ee u fadhiyey Somalia Ambassador Olgan Bekar ayaa la sheegay...
Guddiga xallinta khilaafaadka ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay magacyada xildhibaanada cusub ee loo soo xulay iney doortaan Madaxweynaha maamulkaas uu yeelan doono, doorashada dhaceysa...
Dalalka caalamka ayaa si weyn looga dabaal degay sanadka cusub ee 2018 ka, iyadoo dalalka Mareykanka iyo Canada ay wali ka socdaan xafladaha lagu soo...