Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo kala...
Ugu yaraan lix ka mid ah kalluumeysatada doonyaha yar yar ku jillaabta ee xeebaha magaalada Muqdisho ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa la la’ayahay, ka...
Ciidamo la sheegay iney ka tirsanaayeen kuwa milateriga DF ayaa si bareer ah Magaalada Muqdisho ugu dilay maanta nin Darawal ka ahaa gaadiidka dadweynaha ee...
Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay baarayaan sida ay u dhacday duqeyn 2-bii bishan laga fuliyey duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada...
Guddoomiyihii degmada Baraawe ee gobolka Sh/ hoose ayaa xilka laga qaaday, iyadoo lagu bedelay gudoomiye cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee...
Mareykanka ayaa heshiis xabbad-joojin hal toddobaad ah la gaaray ururka Taliban, taasoo waddada u xaareysa in ciidanka Mareykanka ay ka baxaan dalka Afghanistan. Sarkaal sare...
Dadka kunool magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa saakay markii ay soo tooseen waxa ay magaalada ku arkeen Warqado loo maleenayo in diyaarado daadiyeen oo...