(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay

Guddoomiyihii degmada Baraawe ee gobolka Sh/ hoose ayaa xilka laga qaaday, iyadoo lagu bedelay gudoomiye cusub.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Somalia ayaa gudoomiyaha cusub ee degmada baraawe loogu magacabay Cumar Shiikh Cabdi.

Magacaabida Guddoomiyaha cusub ee degmada Baraawe ayaa timid ka dib soo jeedin ka timid maamulka gobolka Sh/hoose sida ku xusan wareegtada

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BARAAWE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -