Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saaray xiisada ka taagan gobolka Gedo (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo kala taabacsan maamulka Jubbaland iyo dowlada federaalka.

Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dowlada federaalka ugu baaqay iney joojiso kala qeybinta ay ka wado gobolka Gedo iyo guud ahaan maamulka Jubbaland si looga fogaado colaado cusub sida warka loo dhigay.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhammeystiran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

Related posts

Madax ka qeybgashay Salaada Janaasada Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Sawirro)

Cabdi Cade

Israel oo Gaza ku dishay 5 ka mid ah Shaqaalaha samafalka

Caydiid Ali

Madaxweyne Putin oo ka badbaaday isku day la doonayey in lagu qaarajiyo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---