Maxkamad ku taalla dalka Canada ayaa xukun adag ku riday Nin u dhashay dalkaas oo masaajid ku yaalla magaalada Quebec ku dilay dad ku cibaadeysanayay...
Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey  masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka Somalia ayaa xalay lagu qabtay magaalada London. Munaasabadan oo aheyd mid ay soo qabanqaabiyeen...
Jabhada xoreynta Ogadenia ee ONLF oo ka mid aheyd Ururrada ka dagaallami jiray Ismaamulka Soomaalida ayaa hubka dhigis lagu sameeyay ka dib heshiis ay la...
Saddex dhalinyaro ah oo ka soo Jeeda Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa lagu afduubtay Koonfurta magaaladaas oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug. Xiisad ka...
Dekedda Muqdisho ayaa waxaala sheegay inuu ku soo xirtay maalmo ka hor Markab siday sokor dhan 40.000tn taasoo laga soo diiday inuu ku dejiyo dekedda...
Taliyahaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, General Bashiir Maxamed Cabdi (America) ayaa tababar u soo xiray in ka badan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeymo ay ka geysteen 48-diii saac ee la soo dhaafay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ay...
Nin Taajir ah oo u dhashay dalka Britain ayaa si lama filaan ah 100-Milyan oo Gini hadiyad ahaan u siiyay  jaamacadda Cambridge ee kutaala dalka Britan uu...
Nin mudo 20-sano ah ku xirnaa Xabsi kuyaala gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa khamiistii shalay la dal dalay, waxaana xukunka dal dalaada ah ee...
6-7da Febraayo 2019, Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo ah markii u horaysay ee la...