Sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda Johns Hopkins tirada guud ee kiisaska Coronaviris ayaa gaartay hal milyan dunida oo dhan. In ka...
Wararka ka imanaya Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqada laga cayriyey madaxii amniga ee gobolka Cabdicaadil Xasan Cabdi Wararkan oo aanu ka helnay...
Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday labo ka mid ah shirkadaha dayuuradaha ee duulimaadyada caalamiga ah ku tegi jiray magaalada Hargeysa. Shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubai...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in...
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ka dib safar dhinaca dhulka ah oo ay kaga ambabaxeen magaalada Dhuusamareeb....