Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo ay ka soo...
Afhayeenka Hey’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhawaan sheegay in isticmaalka lacagaha gacanta lagu qaado ay sii kordhin karto faafida caabuqa Corona viruska ee dunida...
Kulankaan ayaa u dhaxeeyey wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, nafaqada iyo nadaafadda ee ka howlagala deegaanada Galmudug. Shirkaan waxa soo agaasimay...
Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxa ay kusoo qabteen jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay lana doonayay in...
Waxaa saakay si rasmi ah u dhaqan galay go’aankii dowlada federaalka Soomaaliya mudo labo isbuuc ah ku hakisay in dalka yimaadaan Duulimaadyada caalamiga ah ee...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xuriyadooda dib u siisay afar xubnood uu ku jiro Gudoomiye kuxigeenkii degmada Afgooye. kuwaa oo loo heestay in ay ku...