Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur GalbeedĀ  lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Liiska Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lasoo saaray ayaa ka kooban 95-Xildhibaan, waxaana Xildhibaanadan maanta lagu dhawaaqay ku jira qaar kamid ah Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday iyo kuwa kale oo cusub.

Halkan ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Koonfur Galbeed iyo Qabiiladooda

Related posts

Axmed Madoobe oo isbedelay & Qoorqoor oo ka gaabsaday inuu la kulmo..

Caydiid Ali

Khasaare weyn oo ka dhashay Weerarkii Iran ku qaaday Israel

Caydiid Ali

Dowlada Itoobiya oo amar ku bixisay in xabsiga la dhigo Taliyihii hore ee Sirdoonka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---