Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu eedeeyay in uu isku dayay in uu ka baxsado xabi uu ku xirnaa...
Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay degmada Hiliwaa gaar ahaan agagaarka Isbitaalka...
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo la hadlay Baarlamaanka dalkaasi ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ee yimid xafiiskiisa ay doonayeen in isaga...
Ciidamada booliiska ayaa Dekadda magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Konteenaro ay ka buuxaan dhalooyin Khamri ah oo la doonayay in qaab ganacsi lagu soo...
Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay in ay joojiyeen lacagihii ay ku bixin jireen Dib u dhiska Wadooyinka Muqdisho kadib markii uu is casilay Gudoomiyaha...