Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Gaas oo faray ciidamada Puntland in ay dagaal u diyaar garoobaan

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shir gudoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan oo amniga ugu muhiimsanaa.

Cabdiweli Gaas ayaa faray ciidamada Puntland in ay u diyaar garoobaan difaaca dalka iyo dagaal ay la galaan waxa uu ugu yeeray cadawga Puntland ee doonaya in ay kala dhantaalaan Nabadgalyada iyo wadajirka Puntland.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Somaliland oo Hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay Qaramada Midoobay

Cabdi Cade

Faahfaahin: Dabley ka tirsan Al-shabaab oo galay Hotelka Ellite & dagaal soconaya

Caydiid Ali

Sidee dalalka Carabta uga jawaaben gurmadka dhulgariirka Turkiga & Siiriya? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---