Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa xiray saddex qof oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen kabo lagu dhuftay Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, xilli uu...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa wacad ku qaaday inuu ka aargudi doono Xuutiyiinta kadib markii gantaal ay kooxdaasi soo ridday uu ku dhacay dhul...
Beri oo Isniin ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, shirkan...
Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar lagu qaaday magaalo ku taalla Koonfurta Suudaan, waxaana jirta cabsi...
Mid ka mid ah kulamadiisii caadiga ahaa, ayuu Joseph Stalin, hoggaamiyihii Midowga Soofiyeet, wuxuu dalbaday in digaag loo keeno. Si adag ayuu u qabtay wuxuuna...