Fasiraad laga bixiyay hadal dhaliyay dood uu jeediyay Madaxweyne Deni
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne Deni, kaasi oo muran badan ka abuuray baraha bulshada. Hadalka...