Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland, ayaa shalay fuliyay howlgal khasaaro badan lagu gaarsiiyay kooxda Al Shabaab ee ku sugan deegaanno...
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay laba ka mid ah shaqaalaha safaaradda Israa’iil ku leedahay dalka Mareykanka, dadka la dilay ayaa ku sugnaa bannaanka hore...
Barlamaanka dalka Iran ayaa markale ku celceliyay in Jamhuuriyadda Islaamiga ah aysan ka tanaasuli doonin xuquuqdeeda Nukliyeerka ee ku xusan heshiiska NPT, gaar ahaan xaqa...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali (Jifo-jabsade) oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ciidanka PSF ku eedeeyay in ay qeyb ka...