Daawo Sawirada: Kheyre oo amar siiyay Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliska Milatariga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda difaaca dalka iyo taliska ciidanka...