R/W Kheyre oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka Gobalka Banaadir, wuxuuna kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobalka...