Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gudoomiyihii hore ee Bankiga Dhaxe oo geeriyooday iyo Tacsi loo dirayo Eheladiisa

Sarakiishii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxay tacsi u dirayaan Xaaska iyo ubadka uu ka geeriyooday Marxuum DR. CUMAR AXMED CUMAR oo ahaan jiray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya kuna geeriyooday Magaalada Xamar; waxayna Ilaahey uga baryayaan inuu JANNATUL-FIRDOWA ka waraabiyo; eheladii uu ka geerioyoodayna samar iyo imaan ka siiyo. AAMIIN.

Waxaa Halkaan Tacsi ka dirayaa Dadka kala ah

Maxamed Xaaji Cali Maxcamed,

Maxamuud Maxamed Nuur (MMNUUR),

Shariif Abuubakr Maxamed,

Maxamed Xuseen Amiin,

Xaliimo Sheikh Cusmaan,

Cali Sheikh Xuseen,

Maxamed Cabdulle Jamaal,

Cusmaan Cabdiraxmaan Mursal,

Xasan Maye Nuur,

Nuur Islaaw Mahadalle,

Maxamuud Shiikh Cabdow,

Abuukar Sheikh Cumar,

Maxamed Xasan Waadhowr,

Faaduma Islaaw Maxamed Muxubbo Cali Cumar,

Khadiija Maxamed Maxamuud,

Maana Macallin,

Maryan Macallin Maxamed,

Maxamed Cusmaan Nuur,

Cabdiraxmaan Muumin Maye,

Macallin Gaafow,

Xasan Cilmi Barkhadle,

Ismaaciil Maxamed Cismaan,

Cabdulqaadir Yuusuf Mayow,

Saleebaan Axmed Muudey,

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xaaji Yuusuf,

Cabdulqaadir Shuceyb Cabdiraxmaan,

Yuusuf Maxamuud Sheikh Cabdow,

Cusmaan Maxamed Xuseen Amiin,

Faadumo Cabdiraxmaan, Asli Xasan Cabdi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiirka Amniga iyo taliyaha booliiska oo looga yeeray golaha Shacabka (Akhriso)

Cabdi Cade

Maxkamad mar kale amartay in la soo xiro Raisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan

Caydiid Ali

Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---