Itoobiya oo yeelatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350 (Daawo Sawirro)
Shirkada Diyaaradaha ee Ethopian Airlines ayaa iibsatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350, waxaana diyaaradan Itoobiya kasoo iibsatay shirkada Airbus ee sameysa diyaaradaha casriga Magaalada Adis...