Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday in la keeno ama laga ganacsado daawooyinka  cudurka Tb-da ama Qaaxada ay la il daran yihiin dad badan oo kunool...
Al Shabaab ayaa sheegtay in qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Kuliyada Jaalle ee magaalada Muqdisho ku dileen saraakiil iyo ciidamo kasoo jeeda...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen afar ruux oo...
Dalka Indonesia waxaa ku habsatay musiibo ay noloshooda ku waayeen dad aad u badan ,waxaana wali socda gurmad loo fidinayo dad badan oo ku go’doonsan...
1998-kii si looga hortago in Soomaaliya ay midowdo xiligaa oo ay ku jirtay marxalad burbur ah, dowladii Itoobiya ee Tigreega hogaaminayay waxey u soo jeedisay...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador AndreasVon...