Xukun lagu riday askari dhowaan Kismaayo ku dilay xaaskiisa oo uur laheyd (Daawo Sawirro)
Cabdullaahi Asad oo horey ugu eedeysnaa in uu Xaaskiisa Dilay ayeey maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ku xukuntay maanta Xukun Dil Toogasho ah. Goobta...