Allbanaadir.com
NEWS

C/wali Gaas oo xafiiskiisa ka soo saaray wareegto lagu magacaabay xil culus(Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee  Puntland

Xeer Madaxweyne Lr. 83 June 19 2018, kuna saabsan Magacaabid  Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgaliyey:  Aqoon tiisa iyo khibradiisa Shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1.Waxaa Maxamed Yuusuf Maxamuud loo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland

2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kenya oo ka Walaacsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo Ciidamo kale oo ka socda dalalka …

Cabdi Cade

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaaciyay Faa’iidada Somalia ugu jirta ku biiritaanka COMESA

Cabdi Cade

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil saakay loo geestay Sargaal katirsanaa …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---