Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...
Waxaa shalay gelinkii lagu qabtay magaalada Muqdisho aqoon-isweydaarsi hal maalin socday oo ku saabsanaa barashada qorsheynta Maamulka iyo istiraatijiyada ganacsiga goobaha caafimaadka ee gaarka loo...
Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka ganacsanayey maandooriyaha xashiishka loo yaqaano. Raggan oo ka koobnaa labo nin ayaa laga soo qabtay...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa caawa suuqaas dil ugu geysatay nin shacab ahaa. Warka ayaa...
Maamulka gobol muhiim ah oo ka tirsan dalka Australia ayaa soo saaray go’aan telefishinka Sky looga joojinayo in laga daawado goobaha dadweynaha sida goobaha laga...