Maanta oo Jimco ah waxaa ka dhacay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo banaanbax looga soo horjeeday Wasiiro gaaray magaaladaasi oo ka ka socda dowlad goboleedka...
Madaxweyne Trump ayaa ka digay in Mareykanka uu wajihi doono burbur dhaqaale oo xoog leh haddii dacwad lagu soo oogo. Madaxweyne Trump oo u warramayey...
Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah koox warbaahinta u qaabilsan Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay ku soo bandhigeyso weerarkii bishii August ee sanadkii hore ka dhacay degaanka...