Gaari waxyaabo qarxa laga soo buuxiyey iyo raggii watay oo gacanta lagu dhigay
Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Gaariga ayaa lagu qabtay Kontorolka laga soo galo Magaalada...