Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, 24 kalena waa ay ku dhaawacmen qarax is-miidaamin gaari loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta booliska magaalo xeebeedka...
Dowlada Denmark ayaa soo saartay sharci lala yaabay oo dhigaya in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo kuwa dembiyada gala ay geynayso jasiirad lagu magacaabo...
Itoobiya ayaa Markii ugu horeysay waxay isku diyaarinaysaa inay shidaal u dhoofiso dibeda, sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Macdinta, Shidaalka iyo Saliidda...
Mareykanka ayaa war ka soo saaray duqeyn uu la beegsaday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin degaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose habeen hore. Qoraal ka...
Xildhibaanada Baarlamanka dalka Kenya oo lagu tiriyo in ay ka mid yihiin kuwa ugu mushaharka badan caalamka ayaa weli saluugsan, iyagoo wada qorshe ay ku...
Madaxwaynaha Eritrea Isias Afawerkh ayaa dhawaan booqan doona dalka Jabuuti, si loo dhamaystiro heshiis nabadeed oo ay labada dal ka gaaraan colaad sanado jirtay oo...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay dhismaha Gudiga Madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen...