Xildhibaan Mahad Salaad oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)
Xildhibaan Mahad Max’ed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay,...