Gudoomiye Yariisow & Xildhibaan Fiqi oo ereyo kulul isku weydaaraday Baraha Bulshada
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan baarlamanka Somalia iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa baraha bulshada isku weydaarsaday weerar iyo jawaab celin oo siyaasadeed...