Sudan ayaa sheegtay in ay dib u furtay hawada dalkaas iyo garoonka diyaaradaha ee Khartuum, ka dib shaqaaqadii shalay caasimadda dalkaas ku dhex-martay ciidanka dowladda...
Puntland ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ay duulimaad caalami ah ka bilaabeyso magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay iney kala dhex-galeen maleeshiyo beeleedyo shalay ku dagaalamay degaanada Mirxeyley iyo Bangeelle oo ku yaalla inta u dhaxeysa magaalooyinka...
Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey wareegto uu ku sheegay inuu xilalkii ka qaadey mas’uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo, isla...
Ayax aad u badan ayaa diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines ku qasbay in ay qadka bedelato sida maamulka diyaaradaha ee Itoobiya uu...
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee dalka Sudan ka dib markii ay gadoodeen ciidamo ka tirsanaa qeybtii howlgallada ee Sirdoonka ee dalkaas. Ciidamada gadooday...