Dowladda Shiinaha ayaa shaacisay inay lacag 1.5 million oo Dollar ugu deeqday Somalia, si wax loogu qabto dadka ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Fatahaadda webiyadda...
Nin ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa ku dilay nin darawal ka ahaa gaari BL ah Suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Falkan ayaa yimid...
Booliska magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa xiray nin la sheegay inuu toogtay labo haween ah kaasoo ku dhex cararay goob laga dukaamaysto oo...
Ciidamadii ka tirsanaa xasilinta ayaa inta badan saaka laga qaaday qaar ka mid ah isgoysyada muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho oo Bilihii ugu dambeeyay ay...
Nin la yiraahdo Belay Biftu oo ku noolaa degmada Limu ee galbeedka Itoobiya ayaa Isniinti shil ku geeriyooday, balse qoyskii ninka dhintay oo tacsi u...
Madaxweynihii hore ee Kuuriyada Koonfureed Park Geun-hye oo fateexad ay soo wajahday ayaa lagu xukumay siddeed sano oo dheeri ah, iyadoo musuqmaasuq loo haysto. Siddeeda...
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay la wareegeen deegaanka Af Urur oo aan ka fogeyn...