Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa War saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay 2-dii bishan afar qof oo ay ku tilmaameen argagixiso...
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii shalay ee magaalada Garowe waxay isla garteen in la sii daayo maxaabiis Soomaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaalla...
Madaafiic la aaminsan yahay iney soo rideen xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Warka ayaa intaa...
Askari u dhashay dalka Mareykanka oo ogaaday inuu ka soo jeedo isir madow ah ayaa magdhaw helay kaddib markii lagu forjeeeyey isirkiisa. Sergeant Cleon Brown,...
War-saxaafadeed  ka soo baxay Safaaradda Jabuuti ku leedahay magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ay si weyn uga naxeen hadalkii...