Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska ayaa uga digtay Israel Haddii aysan joojin dagaalka ay ku hayso Gaza oo aysan qaadin xayiraadaha gargaarka, ay qaadayaan tallaabooyin...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Kulanka...
Wafdi ka socda Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa la filayaa iney maalinta beri ah booqasho ku yimaadaan magaalada Muqdisho caasmada Somalia. Waxaa qeyb...
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si nabad ah ku gaadhay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Madaxweynaha ayaa waxaa gegada Diyaaradaha ku soo...