Dowlada Somalia oo daah-furtay howlgelinta heyadda SARIS
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu howlgelinayey Hey’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...