Ciro oo gudbiyey ashtako ka dhan ah Somalia
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta khadka xidhiidhka Fogaal-Aragga (Virtual Meeting) kulan sagootin ah kula yeeshay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland...