Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DAAWO:-Casho sharaf loo sameynayo Madaxweyne Geelle & Wafdigiisa oo Muqdisho ka socota

Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa sharaf ugu sameynaya xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho wafdigii uu horkacayey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta soo gaaray Muqdisho.

Waxaa sidoo kale casho sharafta ka qeyb galaya xubnaha labada gole ee dowlada, saraakiil, iyo masuuliyiin fara badan.

Koox fanaaniin ah ayaa sidoo kale ka qaadaya Munaasabada heeso wadani ah oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Geelle iyo wafdigiisa, waxaana toos idikugu duqeynayaa goobta ay ka socoto casho sharafta.

Dhag sii youtubka hoose ka dibna toos u daawo munaasabada:

https://www.youtube.com/watch?v=0spmUUXCk0I

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Cabasho Xoogan oo kasoo yeertay Gaadiidleyda Xamuulka kasoo qaada Dekadda Muqdisho

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo Qardho u jooga xalinta dhibaato sanado badan soo jiitameysay

Caydiid Ali

Dibadbaxyo xooggan oo rabshado watay oo ruxay dalka Turkiga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---