Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gudoomiyaha guddiga doorashada heer federaal oo kalsoonida lagala laabtay

Xubno ka tirsan Guddiga doorashada federaalka ayaa shaaciyey iney kalsoonidii kala laabteen Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Muuse Geelle Yuusuf.

Talaabadan ayaa u muuqata mid looga jawaabayo qoraal saacado ka hor ka soo baxay Guddoomiye Geelle kaasoo xilka looga qaaday Xoghayihii guddiga Doorashada federaalka oo ka soo jeeda degaanada Koonfur Galbeed.

Arrimahan oo dhan ayaa ka dhashay liiskii Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka oo ay xalay soo saareen guddiga FEIT kaasoo laga reebay afar Xildhibaan oo badankood laga soo doorto K/Galbeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KALSOONO KALA NOQOSHADA

Related posts

Go’aanka Bangiga Dhexe ee Ameerika Ee Dulsaarka Deynta

Cabdi Cade

Hogaamiyaha Iran oo Twitterka dhigay Sawir Hadal heyn badan abuuray oo ka dhan ah Trump

Cabdi Cade

Kulamo iska soo horjeeda oo Dhuusamareeb ka dhacay iyo Dowladda Ruushka oo..

admin
Taboola Ads ---