Dalal ka tirsan caalamka oo u dabaaldegay Sanadka cusub ee 2019 (Daawo Sawirro)

Qaar ka mid ah dalalka caalamka oo uu ka bilowday sanadka cusub ee 2019ka ayaa waxaa ka dhacay dabaaldegyo lagu soo dhoweynayao curashada sanadka cusub.

Magaalooyinka Kula-Lumpur, Seol, Sydney, Auckland iyo caasimada W/Kuuriya Pyongyang ayaa ka mid ah meelaha sida weyn looga dabaaldegay sanadka cusub ee 2019.

Fagaareyaal ku yaalla magaalooyin ka mid ah dalalka dhaca bariga qaarada Aasiya iyo weliba Australia ayaa isugu soo baxay dad fara badan waxaana hawada sare loo ridey iftiin kala duwan oo leh midabo kala jaad ah oo aad u qurux badan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -