Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa uuna Magaacay Gudoomiyaal Cusub.

Labo Wareegto oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa si rasmi waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada Buuloburte loogu Magacaabay Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi halka Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi loo Magacaabay Maxamed Nuur Cagajoof

Hoos ka aqriso Degreetada lagu Magacaabay Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Cadale (Sawirro)

Cabdi Cade

Raisul Wasaarihii hore ee dalka oo muddo ka dib ku soo laabtay Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Deni & wafdi uu horkacayey Mr. Gregory Kasunko oo ka wada hadlay…

Caydiid Ali
Taboola Ads ---