Allbanaadir.com
NEWS

Xiriirka Kubadda Cagta oo go’aanno adag kasoo saaray tartankii Muqdisho ka socday

War-saxaafadeed kasoo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa looga hadlay caqabadaha soo wajahay tartanka kubadda cagta dowlad goboleedyada ee ka socday Muqdisho iyo weerarkii lagu qaaday ciyaartoda Koonfur Galbeed.

Qoraalka kasoo baxay xiriirka kubadda cagta ayaa lagu go’aamiyay in ciyaaraha tartanka maamul goboleedyadda aan la ciyaari Karin inta laga helaayo habka masuuliyadda tartanka oo eey Muhiim tahay la helo Masuuliyad wadareedka xaga Amniga maamulidda iyo garoomadda kubadda Cagta.

Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Haweeney iyadoo nin iska dhigeysa guursatay haween kale oo lagu qabtay Gaalkacyo

Caydiid Ali

Kiisaska Coronavirus ee Muqdisho oo hoos u dhacay & gobolada dalka oo..

Caydiid Ali

Kenya oo u yeeratay danjireedii Muqdisho, kuna amartay Safiirka Somalia inuu ka baxo dalkeeda

Caydiid Ali
Taboola Ads ---