Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Madaxda Dowlada goboleedyada oo war ka soo saaray qaska Siyaasadeed ee Galmudug

Qoraal goor dhow ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa mar kale eedeyn loogu jeediyay dowladda Sooomaaliya ay oo sheegeen inay maamulka Galmudug faragelin ku heyso.

War ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu caddeeyay inuu la shaqeynaayo Guddoonka Baarlamaanada Hirshabeelle iyo Galmudug si ay u bilaabaan qalalaashe Siyaasadeed.

Qoraalka ka soo baxay golaha ayaa sidan u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Dowladda oo shaacisay marxaladaha uu soo maray qorshaha Sahminta Shidaalka

Cabdi Cade

Prosecute Former Jubbaland Leader for Undermining National Government Unity

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Warar cusub oo ka soo kordhay qaraxii gaari ee ka dhacay Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---