Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo si deg deg ah uga laabatay Go’aan kasoo baxay (Akhriso Cadeyn)

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada maamlka Jubbaland ayaa ka laabatay warqad ay shalay baahisay oo 10-ka danbe ee bisha Ramadaan lagu fasaxay shaqaalaha hay’adaha Dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn.

Qoraal  kasoo baxay wasaarrada ayaa si deg deg ah looga laabtay go’aankii lagu fasaxay shaqaalaha tobanka dambe ee bisha Ramadaan, mana sheegin masuuliyiinta wasaarrada sababta keentay in fasaxii hore laga laabto.

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Jubbaland ayaa fartay shaqaalaha dowliga ah iyo kuwa aan ahaynba inay gutaan waajibaadkooda shaqo lagana laabtay fasaxii horey loogu war-galiyay.

Related posts

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo & qaraxyo ka dhacay Magaalada Khartuum

Caydiid Ali

Xiddigihii hore ee K/Cagta Afrika oo ka dukaameystay Suuqa Hayat Market.

Caydiid Ali

Muwaadiniin Ruush ah oo ku dhintay duqeyn Maraykanku ka fuliyey Siiriya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---