Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyahii Degmada Matabaan Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud waxaana Xilka Gudoomiyaha Degmada Matabaan uu u Magacaabay Mudane Bashiir Cabdiraxmaan Cabdi (Sheekeeye).

Lama sheegin sababta keentay xilka ka qaadistan Gudoomiyaha degmada Matabaan, iyadoo wareegtada uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle ay u qorneyd sidatan hoose:-

Related posts

Duqa Muqdisho oo ka laabtay Xil ka qaadis uu ku sameeyay Gudoomiye Degmo! (Ogow Sababta)

admin

Arday si xun u garaacday Macalinkooda oo ka codsaday in Digsiyada aysan wax ku cunun !!

Cabdi Cade

Dil galabta ka dhacay Goof Dalxiis loo tago oo kuyaala Degmada Dayniile

Cabdi Cade
Taboola Ads ---