Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Guddoomiye Cumar Filish oo soo saaray amar ku socda Masuliyiinta degmooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa faray maamulada degmooyinka iyo dadweynaha caasimadda u diyaar garowga maalmaha xorriyadda.

Cumar Filish ayaa amar ku siiyey maamulada degmooyinka in la xoojiyo bilicda Magaalada, guryaha laamiyada saaran iyo goobaha ganacsigana la suro calanka Somalia.

Munaasabada 26ka Juun iyo 1-da Luulyo oo ay naga xigaan maalmo kooban ayaa sanad kasta loo dabaaldegaa maalmaha xoriyadda dalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA DUQA MUQDISHO

Related posts

Gantaal lagu riday Magaalada Makkah oo hawada lagu bur buriyay iyo Xuutiyiinta oo…

Cabdi Cade

Waan-waantii laga dhex waday Madaxda DF iyo Musharaxiinta oo horumar laga gaaray

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor Qoor oo xero milatari booqday amaana u jeediyay ciidanka (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---