Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla

Kursiga koowaad waxaa ku tartamaya

  1. Muuse Suudi Yalaxow
  2. Cabdullahi Sheekh Xasan
  3. Axmed Xasan Cadow Daaci
  4. Dr. Xasan Cadaay Cali.

Illaa hadda tirinta codadka waxaa ku horeeya Senator Muuse  Suudi Yalaxow oo difaacanaya kursigan.

Musharaxii hela 3/2 codadka la dhiibtay ayaana ku guuleysanaya kursigan, hadii la waayana waxaa wareega 2aad u gudbi doona labada musharax ee ugu codka badan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/6VH1wk5pG1s

Related posts

Maxkamada G/Banaadir oo markii labaad dhegeysatay kiiska dilkii Axmed dowlo (Sawirro)

Caydiid Ali

War Deg Deg Ah: Qarax aad u weyn oo ka dhacay xarunta Degmada Howl Wadaag

Cabdi Cade

Nin la socday gaari Meyd lagu siday oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---