Natiijada Wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, iyadoo loo gudbay wareeg labaad
Guddiga doorashada ayaa sheegay in natiijada ay noqotay sidatan
- Muuse Suudi Yalaxow (51 cod)
- Cabdullahi Sheekh Xasan (15 cod)
- Axmed Xasan Cadow Daaci (28 Cod)
- Dr. Xasan Cadaay Cali. (2 Cod
Waxaa xumatay labo cod
Guddiga ayaa sheegay in maadaama uusan jirin musharax helay 3/2 codadka, in loo gudbayo wareega 2aad oo ay ku tartamayaan sadex Musharax oo kala ah.
1-Muuse Suudi Yalaxow
2- Cabdullahi Sheekh Xasan
3-Axmed Xasan Cadow Daaci
Gase ahaatee Musharax Cabdullahi Sheekh Xasan ayaa ka tanaasulay tartanka waxaana hadda iskugu soo haray Muuse Suudi Yalaxow iyo Axmed Xasan Cadow Daaci oo ku kala bixi doona cod hal dheer ah
LA SOCO WIXII SOO KORDHA
https://youtu.be/6VH1wk5pG1s