War Deg Deg Ah: Qarax aad u weyn oo ka dhacay xarunta Degmada Howl Wadaag

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo maleenayo in loo adeegsaday gaari waxyaabaha lagu weeraray xarunta Degmada Howl Wadaag, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wali lama oga gaariga qaraxa loo adeegsada iyo khasaaraha ka dhashay, qaraxa ayaana ahaa mid aad u xoogan oo dhawaqiisa si weyn looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkaaga dambe Insha Allah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -