Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Puntland & Jubbaland oo War wadajir ah ka soo saaray shirkii Afisiyooni (Akhriso)

Waxaa maanta dhamaaday shirkii hordhaca ahaa ee Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada mudada saddexda cisho ah uga socday magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayey ajendaha shirka soo socda ee looga hadlayo shirka doorashooyinka.

Wasiirka Warfaafinta Somalia Cusmaan Dubbe ayaa ku eedeeyey madaxda Jubbaland iyo Puntland iney ka dambeeyeen fashilka shirka aysana rabin in dalku doorasho aado.

Hadaba Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo arrintaas ka jawaabaya ayaa soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maamulka G/Banaadir oo balan-qaad Muhiim ah ka helay Bankiga Adduunka (Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Amar saameenaya Wasiiradda siiyay Wasiirka Maaliyadda

Cabdi Cade

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Digniin cusub soo saartay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---