Allbanaadir.com
NEWS

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Digniin cusub soo saartay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay qoraal ay bulshada Soomaaliyeed uga digeyso faafitaanka cudurka ama xanuunka  Monkeypox , oo sidoo kale loo yaqaan Busbus.

Cudurkan ayaa hadda kusii faafaya dalal badan oo kuyaalla Qaarada Afruka, waxaana la sheegay in cudurkan hadda soo gaaray dalal ay ku jiraan Kenya iyo Uganda, waxaana jirta cabsi laga qabo in Soomaaliya soo gaaro kuna faafo.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaana bulshada Soomaaliyeed uga digtay cudurka Busbuska oo si fudud ku faafaya, waxa ayna dadka ka codsatay qofkii arka cudurkaasi in uu so degdeg ah ula soo xiiiro wasaaradda, waxaana dadka looga digay in ay u dhawaadaan qofka uu ku dhaco cudurkaasi.

Halkan ka Akhriso cudurkan waxa uu yahay iyo sida uu ku faafo

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

RW Khayre oo soo gebagebeeyey safarkiisii Magaalada Gaalkacyo (Halkuu ku sii jeedaa)

Caydiid Ali

Nin Mushaarkiisa ka badan yahay Hal milyan Dollar oo Cunto uu xaday shaqadiisa ku waayay

Cabdi Cade

Hooyo Xaflad ay aadeesay Sabab u noqday Geerida Wiilkeeda iyo Carro ka dhalatay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---