Allbanaadir.com
NEWS

Liiska Musharaxiinta u taagan Gudoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo lasoo saaray

Guddiga qaban qaabada doorashada Gudoonka Baarlamaanka labaad ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay liiska musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoonka Baarlamaanka.                                                                                              Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed waxaa isku soo taagay labo musharax halka Gudoomiye kuxigeenka koobaad isku soo taageen labo musharax, waxaana xilka Gudoomiye kuxigeenka labaad isku soo taagay hal musharax oo kaliya.

Related posts

Diyaarad siday qalab caafimaad oo saakay ka degtay Hargeysa (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Dhigiisa Sacuudiga iyo Waxyaabihii ay kawada hadleen (Sawirro)

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo shir wadatashi ah la qaatay xildhibaannada labada Aqal (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---