Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo soo saaray amar saameynaya Madaxdii hore (Akhriso)

Taliyaha Xoogga dalka Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray warqad lagu amarayo joojinta shaqooyinka leexsan ee CXD, kuwaasoo ah Askarta sida gaarka ah u ilaaliya Mas’uuliyiinta xilka haya iyo kuwii hore.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen hadal heyno sheegeysa inuu socdo qorshe la doonayo in Ilaalada looga qaado Madaxdii hore ee dalka, mana sheegin taliyuhu sida loo sugayo amniga masuuliyiinta hadii lagala wareego ciidamada ilaaliya.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -