Allbanaadir.com
NEWS

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in lagu afduubayo Doorashada Galmudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa lagu cambaareeyay ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay gaareen magaalada Dhuusomareeb.

Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in ciidamo Itoobiyaan ah oon katirsaneyn AMISOM in ay gaareen magaalada Dhuusomareeb, waxa uuna xisbigu cadeeyay in ciidankaasi la doonayo in lagu afduubo doorashada galmudug sida tii Koonfur Galbeed.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Xisbiga Wadajir

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirada:Gaari la jiirsiiyay Taageerayaal Ruushka u tagay Daawashada Koobka Aduunka

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Maxkamada ciidanka Jubbaland oo soo gebagebeysay dacwada rag loo heysto kiis dil ah (Sawiro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---