Allbanaadir.com
NEWS

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweyne labadii sanaba mar la qabto (Daawo Sawirada)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxa ugu qeyb-galay shirweyne labadii sanaba mar ka dhaca xaruunta Ururka UNESCO.
Wasiirka waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shirka ka jeedin  doona khudbad ka turjumaysa  kabsashada tacliinta Soomaaliya iyo hormarada waxbarada dalka.
Wasiirka ayaa sheegay in shirkani ahmiyad gaar ah u leeyahay bahda waxbarashada Soomaaliya.
“Magaalada Paaris ee dalka Faransiiska waxaa nooga bilowday  maanta shirweyne labadii sanaba mar ka dhaca xaruunta Ururka UNESCO,Shirkan waxaa ka qeyb galaya 193 dal oo xubin  ka  ah ururka,Aniga iyo wafdiga aan hogaaminayo waxaa sharaf noo ah in ka qayb galkeenu xubin muhiim u tahay Ururka, Intuu shirku socdo waxaan ka jeedin doonaa khudbad ka turjumaysa  kabsashada tacliinta Soomaaliya.Sidoo kale, waxaan heshiisyo iyo kulamo layeelan doonaa dalalka ka soo qayb galaya shirkan.” ayuu yiri Wasiir Goodax.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kooxda Al Shabaab oo qabsatay magaalo muhiim ah oo kutaala dalka Muzambiik

Cabdi Cade

Deni & Axmed Madoobe oo ka hadlay sababta dhalisay Madasha Badbaado qaran

Caydiid Ali

Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Safaarada Ruushka ku leedahay Kabul

Cabdi Cade
Taboola Ads ---